tag:blogger.com,1999:blog-76282173130446053822024-02-20T08:36:34.235-08:00Wagardhacwiilsadehttp://www.blogger.com/profile/05884026580335252735noreply@blogger.comBlogger3125tag:blogger.com,1999:blog-7628217313044605382.post-48407753073018370822008-02-29T12:47:00.000-08:002008-02-29T12:58:21.695-08:00wareysi xiiso badanhalkaan waxaad ka daawataa wareysigii qiimaha badnaa ee korneel Adam Kalmoy dhaqane uu la yeeshay TV ga iyo Radio ga Ethiopia http://www.youtube.com/watch?v=BhDC5jr5z1Q&feature qaybtii koowaad
halkana qaybtii labaad http://www.youtube.com/watch?v=psHIeJuzG3Q&featurewiilsadehttp://www.blogger.com/profile/05884026580335252735noreply@blogger.com0tag:blogger.com,1999:blog-7628217313044605382.post-27530202188949482232008-02-25T04:23:00.000-08:002008-02-25T04:39:15.761-08:00dhaqan xumo aynaan lahaan jirinwaxaa magaalada Baardheere ee gobolka Gedo lagu qisaasay Ibraahin Xuseen Cadoow oo 39 jir ahaa kana soo jeeday beesha reer Siyaad ninkaan inkaa qabaha ah ayaa wuxuu dil fool xun u gaystay wiil 8 sanno jir ah oo la oran jiray Ciise Max’ed Cumar iikoow oo isna qabiil ahaan ka soo jeeday reer xasan, ninkaan duliga ah ayaa wiilka yar ka helay meel magalada dhinaceeda ah oo uu qoryo ka soo guranayey kadibna intuu kaxaystay buu gaystay meel webiga jiinkiisa ah halkaas oo uu wiilkii yaraa u galmooday , waa dhaqan ku cusub gayiga somalia ,waa wax aynaan horay u maqlin in nin kufsado Lab kale ,nin nin xoogay weeye arintu, ninkaas markuu wixiisii xilka lahaa ku sameeyey wiilkii yaraa buu hadana xarig qoorta kaga marjiyey ilaa ceejintaas ku dilay wiilkii yaraa, dadkii ugu horeeeyey ee meesha tagay baa arkay ilmahaan yar oo qaawan oo dhiigna xaga dambe kaga yaalo isla markiiba waxay dadkii ka war heleen in gabar 11 jir ah arkaysay markii ninkani wiilka yar la hadlayey oo uu u xaga wabiga u kaxaysanayey isla markiina waa la soo qabtay kadib markii la garaacayna wuu qirtay arintii isagoo yiri waxaan cudurkaan qabay muddo badan caruur kale oo badana waan saartay, mar la weydiiyey meelaha uu ku saartay caruurta wuxuu sheegay inay u badnayd garbahaarey oo uu joogi jiray ,luuq iyo baardheere, magaalada buulo xaawana uu 2 jeer fal noocaas ah ka gaystay.
acuudu bilaahay mina sheydaani rajiim, ina lilaalhi waa inaa ileyhi raajicuun, ilaahay noo miciin
somalia cuduro aynaan aqoon baan yimid ilaahay muslinka ha ka badbaadiyo,wiilkaas yarna ilaahay ha u naxariisto , halkan ka akhriso http://shabelle.net/view_contents.php?articleid=1385, http://www.abaaqaroow.com/ph5, http://www.gedoland.com

asalama aleykum waraxmatu laahi wabarakaatuhu. sharta ilaahow muslimiinta ka qabo.wiilsadehttp://www.blogger.com/profile/05884026580335252735noreply@blogger.com1tag:blogger.com,1999:blog-7628217313044605382.post-38377681294159243332008-02-24T14:52:00.000-08:002008-02-24T15:31:21.704-08:00Maanta xagee joognaa shalay maxaan ahayn

xildhibaan sharmarke Gaani baan maanta teleefoon ku wada xiriirnay wuxuu ii sheegay inuu u socdo balanbale ,dhabad iyo caabudwaaq halkaasna wuxuu u tagayaa arimo la xiriira beesha sade, anigu runtii ma diidane sharmaarke oo gaani nin dadkiisa ku jira buu ahaa, laakiin waxan la yaabay maxaa uga hagaagi karaa meeshaas? waxan ka baqayaa in reerkaan uusan ogayn meel uu marayo iyo meel uu u socdo,shalay maxamed siyaad barre danbi buu ka galay beesha iyo daarood oo dhan oo maanta waxa taagan isagaa abuuray,meesha aynu joognana waa meel uu isagu noogu talo galay taas hadaan ka soo tago waxan maqli jiray ma umul baa ilowsho dhawaa, kismaayo waxaa ku hayaamay dadkii somaliyed ama daarood oo xamar guriyahoodii iyo xoolahoodii laga baro kiciyey markaasaa lagu soo dhaweeyey indhacade iyo dadkii barakacaas masuulka ka ahaa ama beesha cayr, markii ilaahay inoo jilaafeeyey oo aan iska saarnayna maanta reero gooni ah baa doonayaa inay sii kala saaraan sade marexaan, waad ila garan kartaan dadkaas, dhamaantiin wado indho baad tihiin. reero khaas ah baa doonaya inay isbaaro noo dhigtaan markay ka soo tageen daarood bay hada sade mareexaan ka dhex qaraabanayaan.

Nin I sigay ma nabad galo Nin isugeyna maba jiro Libta weli ma sii deyn Gardarrada ma saacido Nin xaq lehna cid lama simo Soomaali baan ahay!

arintu waxa weeye somali baan nahay mana ogolin in reer la wareego maamulkayaga iyo mansabkayaga.

shalayna waan caqli darayn maantana waan socod xunahay taasna waxay soo wadaa mustaqbil ka mugdisan kii uu na galiyey mohamed siyaad barre, bal muxuu u taray reerka haduusan ceelna u qodin cilmina barin ee uu u abuuray cadaawad daarood iyo mid somalida kale.

maanta sade hadaan nahay qabiil walba nama rabo nacayb baa la inoo hayaa laga soo bilaabo raaskambooni ilaa raas casayr ,misna ma naqaan dadkii aan la heshiin lahayn iyo dadkii aan iska celin lahayn. waxaan anigu ku talin lahaa talo waxay faraheena ka baxday markaan dad aan talin jirin aynu talada u dhiibanay oo Gedo iyo garbaaharay oo aan anigu runtii u arko dad oromo u dhaqan eg aynu wax u dhiibanay,taladu waxaa weeye inaan tol laäan iyo talo" inagu dhicine aynu maanta wax la qaybsano dadka somaliyeed aynu la midowno walaalaheen puntland oo aan wax la qabsano iyaga ,aniga oo maxamed cismaan ah waxaan soo maray gaalkacyo 4 bilood ka hor kadibna waxaan u gudbay kismaayo wallee labadooda gaalkacyo baan nabad u seexanayey iyo sharaf iyadoo maanta la leeyahay mareexaan baa kismaayo ka taliya , waa been reer baa isbaaro dhigtay, oo waliba dadkii ku amar ku taaglaynaya oo nacayb sii abuuraya.

warar badan baan idiin soo gudbin doonaa insha alaah ,hada ka dibna halkaan baynu ku wada xiriiraynaa.

ha noolaadaan bahda wanagsan .

gobonimo mareexaan waqooyi

gobnimo dadka lagu yaqaan gobonimada iyo nabad iyo dagaalka labadaba.

nabadgelyo walaalayaal

maxamed Cismaan, Columbus Ohio.

wiilsadehttp://www.blogger.com/profile/05884026580335252735noreply@blogger.com0